Ceel
From Wikipedia, the free encyclopedia
Ceel (Af Carabi : ar Af Ingiriis : well) (sidoo kale loo yaqaano Il biyood) waa god la qoday oo hoos u dheer oo laga helo biyo, shidaal, gaas ama khayraad dabiici ah. Ceelasha biyaha ayaase aad u badan markii loo eego kuwa dareeraha kale laga helo.