Category:Kimisteri
From Wikipedia, the free encyclopedia
Kimistarigu waa laan kamid ah laamaha sayniska taasoo ku saabsan barshada maatarka iyo isbadalada ku dhaca. Waxaa inta badan lagu tilmaamaa kimistrigu inuu yahay laanta saldhiga u ah sayniska maxaa yeelay barashada cilmiga Kimistariga waxay muhiim u tahay ardayda baranaysa cilmiyada Bayolojiga, Fiisigiska, Geolijiga iyo Ecolojiga. Kimistari la’aan biniaadamku horumar kama sameeyeen soosaarista Kombiyutrada, Korontada, Baabuurta iyo waxyaalaha kale ee daruuriga u ah nolosha binii’aadama
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Chemistry. |