Kaasiyaam
From Wikipedia, the free encyclopedia
Haku khaldin curiyaha Kaalshiyaam.
Kaasiyaam
Kaasiyaam (ingiriis: Caesium) astaanta (Cs) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay kontan-iyo-shan(55). Curiyaha Aarsenik waa bir ka tirsan curiyayaasha guruubka 1aad, ([[Birta Alkali]), ee Diwaanka Curiye.
Kaasiyaam waa bir, midabka dahabka oo iftiimaya leh, ka tirsan birta alkali, isla markaana dareere noqota marka heerkulku gaadho 28 °C (82 °F) . Si la mid ah Sodhiyaamta iyo Botashiyaamta, curiyaha Kaalsiyaam waa mid aad u firfircoon oo si dhakhso badan ula falgasha hawada, biyaha iyo curiyeyaasha kale.
Markii u horeeysay curiyahan waxaa helay labo saynisyahan ee kala ah Robert Bunsen iyo Gustav Kirchhoff sanadkii 1860.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.