![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/de/Dante_Luca.jpg/640px-Dante_Luca.jpg&w=640&q=50)
Shafad (Buug)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Shafad ama Buug wadartiisu waa shafadyo ama buugaag, (Af-Carabi: الكِتابُ, Af-Ingiriis: A book) waa walax wax ku qoranyihiin, ama ku daabacanyihiin, ama waxba aysan ku qorneyn, buugu waa weelka aqoonta lagu kaydiyo loona sameeyay in la aqriyo bilow ilaa dhamaad isagoo u samaysan qaab sheeko, taariikh, wax barasho iyo wax walboo loo baahdo in dib loogu noqdo ama dib loo raaco si looga dhigto daliil ama tuse, Noocyada buugaagta waxaa ka mida tixraac sida qaamuusyada, iyo aqoonta iskoolada iyo dugsiyada diinta laga barto, oo hadii la waayo ay aqoon badani lumayso.
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/de/Dante_Luca.jpg/640px-Dante_Luca.jpg)