Booron
From Wikipedia, the free encyclopedia
Booron (ingiriis: Boron) astaanta (B) waa curiye kimiko oo leh lambar atom shan. Curiyaha Booron inta u badan waxaa laga hela oogada dhulka asagoo ah isku dhisyo badan, laakiin markuu kaligii yahay waa 'Bir La Mood aad u khafiif ah isla markaana leh midab cowlaan ah.
Booron
Macdanta Boron ee carada laga dhex helo waxaa u badan iskudhisyada Borax iyo Kernite kuwaas oo inta badan leh midab madoow ah.
Iskudhisyada Boron iyo macadanta silika waxaa laga sameeyaa dhalooyinka, muraayadaha iyo quruuradaha.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.