Boobe Saxanle (qori)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Boobe Saxanle Af Ingiriis : Degtyaryov machine gun waa qori boobe ah rida xabad 7.62×54mmR ah, waxaa sameeyay midowga sofieyet 1928. wuxuu shaqada soo galay 1950kii
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/1/13/Machine_gun_DP_MON.jpg/640px-Machine_gun_DP_MON.jpg)
Magacaas waxaa loogu bixiya qasnada dusha u saaran ee saxanka u eg.