Birr (lacag)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Birr (Af Amxaari : ብር) waa lacagta sharciga ah ee wadanka Itoobiya. Wixii ka horeeyay sanadkii 1976, wadanka Itoobiya waxaa laga isticmaali jirey lacagta dollarka taasi oo markii dambe lagu bedelay birrta aan maanta naqaano. [2]
Quick Facts ISO 4217 fure, Bankiga dhexe ...
Birr (lacag) | |||
---|---|---|---|
| |||
ISO 4217 fure | ETB | ||
Bankiga dhexe | National Bank of Ethiopia | ||
Website | [http://www.nbe.gov.et www.nbe.gov.et] | ||
Adeegsade | Ethiopia | ||
Sicir barar | 8%[1] July 2013 | ||
Ilaha warbixinta | The World Factbook, 2008 est. | ||
Qaybaha | |||
1/100 | santim | ||
Sumad | Br (Latin Script) ብር (Ethiopic Script) | ||
1, 5, 10, 25, 50 santim; 1 Birr | |||
1, 5, 10, 50, 100 birr | |||
Close
Sida ay sheegtay Bankiga Dhexe Itoobiya lacagta birrta dowladu soo daabacday guud ahaan ilaa sanadkii 2008da waxay ahayd 186 billion birr; taasi oo u dhiganta ilaa $14.7 billion ama €9.97 billion).[3]