Bada Qaswiin
From Wikipedia, the free encyclopedia
Qaswiin (Af Carabi : ar; Af-Turkmen: Hazar deňzi; Af Ruush : Каспийское море; Af-Faarisi: دریای خزر; Af-Kasakh: Каспий теңізі; Af-Aserbiijaan: Xəzər dənizi) waa bad xiran oo ku taala galbeedka Aasiya , baaxadeedu leegtahay 371,000 km2 waana bada ugu baaxada wayn badaha xiran, dhirirkeedu ugu badan waa 1,030 km (640 mayl) ballarkuna waa 435 km (270 mayl) waxay ugu qoto dheertahay 1,025 m (3,360 fiit), waxaa bada qaswiin kulaala shan wadan oo kala ah Turkmenistan, Ruushka, Kasakhstan, Aserbiijaan iyo Iiraan..
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/7/79/Caspienne.jpg)
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/9/98/Caspian_Sea_from_orbit.jpg/640px-Caspian_Sea_from_orbit.jpg)
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/4/40/Stenka_Razin_by_Vasily_Surikov_1906.jpg/640px-Stenka_Razin_by_Vasily_Surikov_1906.jpg)