Arbaco
From Wikipedia, the free encyclopedia
Arbaco (Af Ingiriis : Wednesday, Af Carabi : arā) waa maalin ka mid ah maalmaha Todobaadka , waxeyna u dhaxaysaa Talaadoda iyo Khamiista.
Arbacada waa maalinta shanaad ee todobaadka dhicana istandharka ISO 8601 waxay ka tahay maalinta sadaxaad ee usbuuca.