SomalilandSomaliland ayaa sheegtay inay danaynayso inay mustaqbalka ku biirto Africa oil Group Appo iyadoo dhawaan shidaal laga helay Bahadhamal iyo SL10 -SL13 Blocs ee Somaliland Genel iyo Cpc ay gacanta ku hayso shidaal lagu qiyaasay 30 bilyan oo barrle oo Somaliland ku yaala Afrika.