From Wikipedia, the free encyclopedia
Sagaal (ingiriis: Nine) waa tiro xisaabta ka mid ah oo u qoranta 9 taas oo ah godka tobanaad ee tiroda.
Tiroda sagaal waa lambarka tobanaad ee guud ahaan tirada, waxaana ka horeeya eber, kow, labo, sadex, afar, shan, lix, todoba iyo sideed.
Sidoo kale waxay ka tirsan tahay godka tirada ee Hal-godleey.
9 waa habka qoraalka xisaabta ee tirada lambarka sagaal. Tirada lambar 9 waxay ka mid tahay tobanka lambar ee aasaaska u ah dhamaan tirada.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.