Wikibidhiya
insaykalobeedhiya internetka ku hadla oo bilaash ah / From Wikipedia, the free encyclopedia
Musuqmaasuq waa Lunsasho hantida Dadweynaha Si sharci darro ah. Waa Mid ka mid ah Cudurada Burburiya Xiriirka Bulshada dhexdeeda, waxaa ka mid ah Laaluush, Wax isdaba-marin ,qaraabo -kiil iyo Musuqmaasuq doorasho.