Aaminaad
From Wikipedia, the free encyclopedia
Aaminaad, Diin waa rumaysad awood sare iyo hannaan akhlaaq, ku dhaqan, iyo qaddarin la xiriira rumaysadkaas. Adduunka maanta waxaa laga aaminsanyahay waxyaabo farabadan oo loogu yeedho "[diimo]" laakiin soo hoos gelayaan kuwa badan oo bulsho ama qof sheqsi ah la yimi sida sikh,Hindu,Bahay iwm. Dalka ugu tirakoobka yar xagga diinta waa Shiinaha.